December 02, 2025
Crypto Staking ama Mining, Keebaa Faa'iido Badan, Maxayse Kukala Duwanyihiin ?
Ku soo dhawoow technology-ga casriga ah ee Blockchain iyo cryptocurrency! Haddii aad halkan ku cusub tahay, waxaa laga yaabaa inaad maqashay ereyo ay ka mid yihiin βStakingβ iyo βMiningβ oo dhegahaaga ku batay, hadaba waa maxay staking iyo mining? maxayse kukala duwanyihiin ? maxaase loola jeedaa ?, kee baa faaβiido badan kuu samaynkara? Aynu u kala qaadno fikradahan ereyo fudud oo aan kaa caawinno inaad fahamto aasaaska iyo siday ukala duwanyihiin.
Read More