Xirfad Doorasho - Skills Planning Discover the best skills that match your interests 1 Waa maxay mowduuca ku xiisa geliya ee aad ugu jeceshahay? Figuring things out Doing experiments Writing Making art 2 Shaqooyinkan hoos ku qoran, hadii lagu diro midkee isleedahay waa kugu fiicanyahay qabashadiisa? Made a design Set up an event Fixed a tough problem Helped someone 3 Technologiyada qaybtee isleedahay xiisa gaar ah u qabtaa? Computers and programming Video and photo gear Science tools Art making tools 4 Waqtiga firaaqada tahay maxaad jeceshahay inaad qabato? Playing games Reading Building things Doing sports 5 Online-ka hadaad wax ka raadiso, waa maxay sheyga aad badanaa ka raadiso? Science and tech Arts and shows Social issues Business and money 6 Hadii aad ganacsi bilaabi lahayd, qaybtee jeclaanlahayd in ganacsigaagu ku salaysnaado? A tech company A craft store A charity A sports coach service 7 Caqabadaha aduunka ka jiro, hadii lagu dhihi lahaa mid xalkeeda keen, midkee xalin lahayd ama isleedahay waad jeclaan lahayd in aad xaliso? Environment issues Healthcare access Education for all Animal care 8 Hadii si bilaash ah shaqo u qabanlahayd, midkee ayaad qaan lahayd kuwan? Planning events Teaching Fixing things Outdoor work 9 Wiigga dhan waqtigiisa, Arimahan hoose midkee isleedahay waad siin lahayd? In nature On a personal project Learning online With friends 10 Qofkasta waxa jirta goob ku haboon markuu shaqaynayo, halkee adi jeclaan lahayd badanaa in ad shaqadaada ku qabsato? At an office In a studio At a research center Helping a community 11 Shaqo markaad qabanayso midkee jeceshahay in aad keligaa qabato iyo in lagula shaqaynayo? Alone With others Clear Plan My Skill → Your Balance