Sidee loo qaataa trade-ka saxda ah?
Muuqaalkan waxan ku baran doonaa sida loo qaado trade-ka saxda ah iyo shuruudaha lagaaga baahanyahay inaad raacdo.
Hadii aad ubaahantahay Trading Journal, ka dejiso Halkan
© All Rights Reserved.
Learn, Lead, Innovate
How can i get it the trading journal
Walaal muuqaalka sifiican u daawo, sida loo download garaynayo iyo meesha uu ku jiraba waa helaysaa. Kor fiiri meesha ay ku taal hadii aad u baahantahay trading journal ka dejiso halkan
website regsitation ayaa caqabad iga haysataa
Asc walaal farhan.
Bal hubi dhankaaga xaga browserka, waayo xageena waa ka shaqaynayaa walaal.
Mahadsanid ustaad Fowsiyow. Waxaan rajaynayaa aniga iyo ardayda ila midka ah ee suuqaan ku cusub inaa trading muuqaalo badan inoga soo samayso si aan oga faaiidaysanno. mahadsanid markale muuqaaladaada youtube-ka inta badan waan daawaday waana ka faaiiday.
Insha Allaah walaal
Trader
thnk u ustad fowzi
Adaa mudan walaashay 🙏
I’m trader
Maxaan kufiicanahay
Ustaad coursada maad igu dartid Waan ubaahnaa
Ustaadow ajar iyo xasanaad alle ha ka siiyo aqoobtan bilaashka ah masha allah 🌟
13 responses